09/09/2026
Waxa asbuuca soosocda hadu Alla idmo taariikh 12/9/2026, bilaaban doono koorsadii aan wada sugeynay ee ahayd Zoho Books kaasi oo si gaar u anfacaya ganacsatada, ardeyda iyo qofkasta oo doonaya inuu wax kabarto nidaamyada xisaabaadka shirkadaha.
24/08/2026
Imtixaankii ugu dambeeyay ee ODOO ERP ee koorsada barashada Computerised Accounting.
Guulo badan ayan u rajeyneynaa dhammaan ardeyda I.a
15/08/2026
Waxa inoo bilaamay fasalo cusub oo lagu baranayo cilmiga computer ka qaab professional ah.
Iska diiwaan gali numberka hoose
61 1144479 .
11/08/2026
Waxa bilaawday fasala cusub oo lagu baranayo xisaabaadka iyo maaliyada (Financial Accounting).
Hada kamid noqo oo iska diiwaan gali numberka hoose
61 1144479