Badri Accounting Service

Badri Accounting Service

Share

"Adeeg Hufan iyo Aragti Fog"

13/06/2026

5-ta Faa’iido ee Ugu Muhiimsan ee Milkiilaha Ganacsi ka Helo Nidaam Xisaabeed (Accounting System)

23/01/2026

📌Si ganacsigu u noqdo mid guuleysta wuxuu u baahan yahay la-socod dhab ah

Inta badan ganacsatadu waxay furaan ganacsi, balse si qoto dheer uguma la socdaan xisaabtiisa.
Waxay arkaan macaamiil imanaya iyo iib socda, laakiin marka sanadku dhammaado ayay ku baraarugaan iyagoo aan wax faa’iido ah haysan, halka dadaalkii iyo waqtigii la geliyayna u muuqdo mid khasaaray.

👉 Xaqiiqdu waxay tahay:
Ganacsigu wuxuu u baahan yahay la-socod joogto ah.
Xisaabtiisana waa in si isbuucle iyo bille ah loo falanqeeyaa, lana kaashadaa khubaro maaliyadeed si go’aanno sax ah loo gaaro.

💼 Badri Accounting Service
Waxaan kuu diyaarinay nidaamyo casri ah oo kuu sahlaya:
La-socodka xisaabtaada
Ogaanshaha faa’iidada iyo khasaaraha
Inaad ganacsigaaga maamusho adigoo jooga ama maqanba
📞 Nagala soo xiriir: 616580043
📊 Badri Accounting Service – Xisaab sugan, ganacsi kobcaya.

Want your business to be the top-listed Accountant in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Mogadishu