Maaldhowr Public Accounting

Maaldhowr Public Accounting

Share

MaalDhowr is an independent accountancy and training center. MaalDhowr group has been in the field of accountancy for more than 15 years.

We are also specialised in accounting software packages namely Quickbooks, Odoo ERP and others.

03/10/2025

πŸŒ™βœ¨ Jumma Mubarak βœ¨πŸŒ™
May this blessed day bring peace, happiness, and countless blessings to you and your family.
🀲 May Allah accept your duas, forgive your sins, and fill your heart with iman.

🌸 Have a peaceful and joyful Friday! 🌸

30/09/2025

πŸš€ Odoo POS Restaurant oo leh astaamo cusub oo casri ah! πŸš€
Waxaan kuu haynaa features cusub oo fududeynaya shaqada cashiers iyo waiters:
πŸ’¬ SMSPay – Cashier/Waiter wuxuu si toos ah uga hubin karaa POS-ka haddii macmiilku bixiyay lacagta.
πŸ“± App SMS ah ayaa ku dhex jira Odoo iyo sidoo kale taleefanka khasnajiga.
🍽️ Xaddidaadda Miiska Waiter-ka – Waiter kasta wuxuu gali karaa oo keliya miisaska loo qoondeeyay.
πŸ›‘ Xaddidaadda Dalabka – Dalabka waxaa maamuli kara oo keliya waiter-ka mas’uulka ka ah dalabkaas.
πŸ”„ Wareejinta Miiska – Macmiilka si fudud ayaa miis kale loogu wareejin karaa.
πŸ”‘ Shaashad Soogalid Qurxoon – Degdeg & ammaan.
πŸ“ Beddelka Password-ka gudaha POS – Waiter-ku wuxuu si toos ah uga beddeli karaa password-kiisa shaashadda POS.
✨ Iyo in ka badan oo xiiso leh! πŸŽ‰
πŸ“² Wixii faahfaahin ah: WhatsApp 771360510
βœ…

28/09/2025
15/09/2025

23/08/2025

πŸ“’ Ogeysiis
Waxaa sharaf noo ah inaan ku dhawaaqno in booskii Xisaabiye ee shirkad macaamiisheenaa ka banaanaa uu helay qof ku guuleystay tartanka. πŸŽ‰

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan musharaxiintii ka soo qeyb gashay wareysiga iyo codsiga shaqada. Dadaalkiina iyo waqtigiina aad noo hurtay aad baan u qadarineynaa.

Booska hadda waa la buuxiyay, balse waxaan rajeynaynaa inaan mustaqbalka fursado kale idiin soo bandhigno. πŸ™

Mahadsanidiin,
Maaldhowr Public Accounting

18/08/2025

✨ Shaqo Banaan – Xisaabiye (Accountant Officer) ✨

Shuruudaha:
βœ… Shahaado Bachelor in Accounting
βœ… Labo sano oo khibrad ah xog-galinta (Data Entry)
βœ… Hal sano oo khibrad ah isticmaalka Odoo ERP Accounting Software
βœ… Inuu yahay qof hal-abuur leh oo xalal cusub keeni kara

πŸ“© CV-gaaga ku soo dir: [email protected]
πŸ—“οΈ Ugu dambayn: 20 Agoosto 2025
πŸ‘¨β€πŸ’Ό Male candidates are encouraged to apply.

)?

Want your business to be the top-listed Accountant in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Howlwadag Street, MMC Building, Opposite To Somtel
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00