Somali Institute of Certified Public Accountants - SICPA

Directions Website Contact the business

Somali Institute of Certified Public Accountants - SICPA SICPA exists to bring Somali professionals and students in the accounting & auditing field to work together for the best interest of the public at-large.

Ha moogaan Shirka 3aad ee Sannadlaha ah ee SICPA!Shirkan wuxuu kulminayaa xirfadlayaasha xisaabaadka, maaliyadda, ganacs...
26/09/2026

Ha moogaan Shirka 3aad ee Sannadlaha ah ee SICPA!
Shirkan wuxuu kulminayaa xirfadlayaasha xisaabaadka, maaliyadda, ganacsatada iyo hoggaamiyeyaasha hay’adaha, waxaana lagu soo bandhigi doonaa laguna falanqeyn doonaa mowduucyo muhiim ah oo ay ka mid yihiin dhaqaalaha, xisaabaadka iyo maaliyadda, AI, hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo horumarka waara.
📅 16–17 December 2026
📍 Jazeera Hotel, Mogadishu
🎓 10 CPD Hours
💵 Registration Fee: $35

LINK: https://members.sicpa.so/events/2/book
Ha moogaan fursaddan — maanta isdiiwaangeli oo ka mid noqo ka qaybgalayaasha Shirka 3aad ee SICPA!

Mahadsanid, Hanad Hassan! 👏SICPA waxay mahadnaq iyo bogaadin u jeedinaysaa Hanad Hassan oo bixiyay tababar qiimo badan o...
23/09/2026

Mahadsanid, Hanad Hassan! 👏
SICPA waxay mahadnaq iyo bogaadin u jeedinaysaa Hanad Hassan oo bixiyay tababar qiimo badan oo ku saabsan Artificial Intelligence iyo siday xisaabiyeyaasha uga faaidaysan karaan.

Mahadsanid,

Waxaa farxad weyn noo ah inaan ku soo dhaweyno Ali Haji Warsame, CPA, CGMA, CIPFA, Shirweynaha 3aad ee Sanadlaha ah ee S...
22/09/2026

Waxaa farxad weyn noo ah inaan ku soo dhaweyno Ali Haji Warsame, CPA, CGMA, CIPFA, Shirweynaha 3aad ee Sanadlaha ah ee SICPA 2026!
Ku soo biir Ali iyo xirfadlayaal kale oo aqoon iyo waayo-aragnimo u leh xisaabaadka iyo maaliyadda, si aad uga faa’iidaysato laba maalmood oo aqoon-isweydaarsi, xiriir-abuur iyo dooddo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta xirfadda xisaabaadka iyo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya.
📅 16-17 December 2026
📍 Jazeera Hotel, Muqdisho
🎓 10 Saacadood oo CPD ah
💰 Lacagta Diiwaangelinta: $35
Ha seegin fursaddan! Isdiiwaangeli hadda oo ka mid noqo ka-qaybgalayaasha Shirweynaha 3aad ee Sanadlaha ah ee SICPA.
Registration Link: https://members.sicpa.so/events/2/book
Nagalaso Xiriir
📞 +252 619 216 312
📧 [email protected]
🌐 www.sicpa.so

ka qaybgal tababarka Hay'adda Xisaabiyeyaasha SICPA oo ah: Tiknoolajiyada Casriga ah: AI, Data Analytics & Automation fo...
15/09/2026

ka qaybgal tababarka Hay'adda Xisaabiyeyaasha SICPA oo ah: Tiknoolajiyada Casriga ah: AI, Data Analytics & Automation for Accountants, oo uu bixinayo Hanad Hassanan, MBA, CPA, CGA, FCCA.

📅 17 Sebtembar 2026 | ⏰ 9:00 AM–1:00 PM
🔗 Isdiiwaangeli adigoo scan-gareynaya QR Code-ka ama Linkiga hoose:
https://members.sicpa.so/events/7/book

Yeysan ku dhaafin.

📢 Ka midnoqo Sponsors ka Shirweynaha 3aad ee SICPA 2026Hay'adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliya (SICPA) waxay ku martiqaadays...
09/09/2026

📢 Ka midnoqo Sponsors ka Shirweynaha 3aad ee SICPA 2026

Hay'adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliya (SICPA) waxay ku martiqaadaysaa hay’adaha, shirkadaha iyo bah-wadaagta inay ka mid noqdaan Sponsors -ka Shirweynaha 3aad ee SICPA, oo ka dhacaya Muqdisho 16–17 December 2026.

ka qaybqaadashadu waa fursad lagu taageerayo horumarinta xirfada xisaabaadka Soomaaliya, isla markaana lagu xiriirayo xirfadlayaasha, hay’adaha, ganacsatada iyo daneeyayaasha muhiimka ah.

Heerarka Sponsors ku waa: Platinum | Gold | Silver | Bronze

📩 [email protected] | 📞 +252 619 216312

Nala Wadaag. Xiriir Samee. Saameyn Abuur.

Hay'ada Xisaabiyeyaasha (SICPA) waxay idinku martiqaadaysaa tababar online ah oo ku saabsan:Artificial Intelligence (AI)...
02/09/2026

Hay'ada Xisaabiyeyaasha (SICPA) waxay idinku martiqaadaysaa tababar online ah oo ku saabsan:

Artificial Intelligence (AI), Data Analytics & Automation for Accountants.
Tababarka waxaa bixinaya Khabiir dhanka Xisaabaad ka Mr. Hanad Hassan, MBA, CPA, CGA, FCCA

📅 17 September 2026
⏰ 9:00 AM – 1:00 PM
💻 Virtual | 🎓 2 CPD Hours | 💰 FREE

Scan-garee QR Code-ka si aad isu diiwaangeliso ama taabo Linkiga hoose.
https://members.sicpa.so/events/7/delegates

A special thank you to our Bronze Participants for being part of SICPA’s recently concluded IFRS 18 and IFRS 15 Training...
29/08/2026

A special thank you to our Bronze Participants for being part of SICPA’s recently concluded IFRS 18 and IFRS 15 Training.

Your participation reflects a strong commitment to continuous learning, professional development, and staying current with evolving international financial reporting standards.

SICPA greatly values your engagement and looks forward to supporting you in future learning and professional development programs.

Thank you for learning and growing with SICPA!

SICPA extends its sincere appreciation to all our Gold and Silver Participants who took part in the recently concluded I...
29/08/2026

SICPA extends its sincere appreciation to all our Gold and Silver Participants who took part in the recently concluded IFRS 18 and IFRS 15 Training.
Your active participation, commitment to continuous professional development, and dedication to strengthening your technical knowledge contributed greatly to the success of the training.
Thank you for your participation and continued commitment to professional growth and excellence.

SICPA extends its sincere appreciation to CPA Nicholas Mushabenta for delivering an excellent and insightful training on...
29/08/2026

SICPA extends its sincere appreciation to CPA Nicholas Mushabenta for delivering an excellent and insightful training on IFRS 18 and IFRS 15.

We recognize and commend your outstanding professional service, technical expertise, and valuable contribution to strengthening the knowledge and capacity of accounting professionals.

Thank you for your excellent service and continued contribution to the profession.

Be part of SICPA’s 3rd Annual Conference—apply today and join accounting and finance professionals shaping the future of...
23/08/2026

Be part of SICPA’s 3rd Annual Conference—apply today and join accounting and finance professionals shaping the future of the profession in Somalia.
Register here:
https://members.sicpa.so/events/2/delegates

Address

Mogadishu
Mogadisho
25266

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Institute of Certified Public Accountants - SICPA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Institute of Certified Public Accountants - SICPA:

Shortcuts

Share

Category