ARROW & CO Chartered Accountants

ARROW & CO Chartered Accountants

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ARROW & CO Chartered Accountants, Accountant, Main Road, Boosaaso.

ARROW waa shirkad gaar loo leeyahay oo ka shaqaysa adeegga hanti-dhowrka iyo xisaabaha waxaana ka hawlgala xirfadlayaal aqoon durugsan iyo khibrad sare u leh shaqada hanti-dhowrka iyo xisaabaadka.

08/03/2022

Shirkadda Xisaabadka iyo Hantidhowr-ka ee ARROW & CO Chartered Accountants, ayaa magaalada Bosaso shirkadaha waa weyn iyo Bangiyada uga wada Tababar ku saabsan nidaam xisaabeedka Caalamiga ah ee IFRS ( INTERNATIONAL FINANCIAL REPORTING STANDARDS) kaaso Socon doona mudo dhan sadex bilood ah.


.

Photos from ARROW & CO Chartered Accountants's post 26/02/2022

Shirkadda Hantidhowr-ka iyo Xisaabaadka ee ARROW & Co Chartered Accountants, ayaa tababar Socon doona sadex bilood oo ku saabsan Nidaam Xisaabeedka caalamiga ah ee International Financial Reporting Standards (IFRS), u furtay qeybo kamid ah shaqaalaha ka shaqeeya maaliyadda ee shirkadaha waa weyn, Bangiyada iyo Hay'daha ku sugan magaalada Bosaso.

05/02/2022
Want your business to be the top-listed Accountant in Boosaaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Main Road
Boosaaso
252