04/05/2025
Shirwaynaha 1-aad ee cilmibaarista Ururka Jaamacadaha Puntland iyo Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa qabsoomi doona 05-06/May/2025.
Shirka ayaa lagu soo bandhigayaa doodo iyo cilmibaaris kala duwan oo la xiriirta waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga.
Goobta: Martisoor-Garoowe.
03/05/2025
Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) oo kaashanaya Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa maanta Garoowe ku qabtay xuska maalinka caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafada.
03/05/2025
Xilli Guddoomiyihii Baarlamaanku safar ugu maqan yahay dalka Aljeeriya, ayaa kusimaha guddoomiyaha golaha shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Cabdullaahi Abshirow, fasaxay Xildhibaano ka tirsan Golaha oo dhowaan laga hakiyay ka qeyb galka fadhiyaha Golaha Shacabka.
02/05/2025
Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ayaa maalmihii u dambeeyay si joogto ah uga shaqaynaysa hawlo biyo ka saarista gudaha Isbitaalka weyn ee magaalada Gaalkacyo, kaddib markii roobabkii da'ay ay sababeen in ay biyuhu fariistaan gudaha isbitaalka.
25/03/2025
Ramadaan Kariim, macaamisha sharafta leh ee shirkadda Somtel Puntland. ka qayb qaado su'aalo iyo jawaabo habeenkii oo ku guulayso abaalmarinta kor ku xusan adiga oo buuxinaya shuruudaha jawaabta.
22/03/2025
Ahmed ayaa ka soo codsaday Bangiga in loo dhiso guri qaab Istisnaac ah, Bangiga guriga waxaa loogu dhisay $32,000, Bangiguna waxa uu ka iibiyay Ahmed gurigii, Waxa uuna saartay Faa'iido dhan 25%, Hadaba Ahmed Guriga intee ayaa laga siiyay? Bishiina intee Bixinayaa hadii uu ku bixinayo 5 sano?
22/03/2025
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐:
1- Guulestaha waa qofka numberka nasiibka doorta.
2- Like garee page-ka shirkada korontada PEPCO
3- Like garee Post-gan
4- Share garee Post-gan
guulaystuhu waxa uu noqonayaa qofka buuxiya shuruudaha kor ku xusan. Wuxuuna ku guulesanaya $๐๐
๐
๐ : ๐๐๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐๐ ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ(๐๐:๐๐ ๐.๐).
21/03/2025
Sheeg habka gaaban (short code) ee aad lacag ku dhigan karto akoonkaaga bangiga Salaam Bank adiga oo aan bangiga xaruntiisa tagin iyo magaca loo yaqaan adeegaas?
21/03/2025
Sheeg Aayadda iyo suuradda ugu weyn Qur'aanka?
20/03/2025
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐:
1- Guulestayasha waa labada numberka ee nasiibka kuwa doorta.
2- Like garee page-ka shirkada korontada PEPCO
3- Like garee Post-gan
4- Share garee Post-gan
๐
๐: ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐, Guuleystayasha waxa noqonayaa labada qof ee doorta lambarada nasiibka ah. ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ $๐๐ & ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ $๐๐.
๐
๐๐๐ฅ๐๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐ก๐ฎ๐๐ข ๐ฌ๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐ ๐ข๐ง๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ข๐ฌ๐ข๐ ๐ฆ๐๐ซ๐ฐ๐๐ฅ๐๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ช๐๐๐๐๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐.
๐
๐ : ๐๐๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐๐ ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ(4:00 ๐.๐).
20/03/2025
Faadumo iyo Bangiga ayaa waxa ay kuwada jireen Heshiis Mudarabo oo ah maalgelinta Fikaradda Faadumo, waxa uu Bangigu ku maalgashay lacag dhan $35,000 waxa ay ku heshiiyeen faa,idada in ay u qaybsadaan Bangiga 60% , Faadumo 40% hadaba maxay Faa'iido helaysaa faadumo haddii la faa'iiday $15,000?