24/08/2026
Xisaab qorka buugagta waa shaqo dhib badan.
Habka Ugu Wanaagsan ee Diiwaangelinta Xisaabinta ganacsigaaga.
Book Haye App WhatsApp: 61 3335643
๐๐ผ๐ผ๐ธ ๐๐ฎ๐๐ฒ ๐๐ฝ๐ฝ waa barnaamij fudud oo casri ah, ka caawiya ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhehxe maareynta xisaabaadkooda.
๐๐ผ๐ผ๐ธ ๐๐ฎ๐๐ฒ ๐๐ฝ๐ฝ waa xal digital ah oo si fudud loogu maareeyo deymaha macaamisha, deymaha shirkadaha, dakhliga iyo kharashaadka ganacsiyada yaryar & kuwa dhexe. Iska ilow buugagtii hore, u guur nidaam casri ah.
24/08/2026
Xisaab qorka buugagta waa shaqo dhib badan.
Habka Ugu Wanaagsan ee Diiwaangelinta Xisaabinta ganacsigaaga.
Book Haye App WhatsApp: 61 3335643
23/08/2026
Habka ugu Fudud ee Maareynta Deymaha Ganasigaaga.
โ Diinwaanka macaamiisha & maamulida deymahooda
โ La socodka balamaha macamiisha, deymaha maqan & kuwa la bixiyey
โ Dirida fariimaha xasuusinta Macaamisha (SMS) si fudud
Book Haye App โ si fudud ugu maamul ganacsigaaga ๐ฑ
โ
Ku diiwaangeli Macaamiisha
โ
La soco deymaha Macaamiisha iyo Shirkadaha
โ
Ku maamul iibka ganacsigaaga
โ
U dir macaamiisha xasuusinno SMS ah
โ
Ku habboon Dukaamada, Farmashiyeyaasha & Ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe.
61 3335643
13/07/2026
BUUGAG IYO WARAAQO BADAN AYAA KEENA ISKU DHEXYAACA GANACSIGAAGA
______Gelinta Khaldan, Xog Isku Noqnoqota, iyo Xog Maqan
26/05/2026
Dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiinku hambalyeynaynaa munaasabadda farxadda leh ee Ciidul Adxa.
Ciid wanaagsan; farxad ku ciida.
11/05/2026
๐ ๐ฎ ๐ธ๐ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ ๐พ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ฎ ๐ฑ๐ฒ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป? ๐๐ฐ
Book Haye App ayaa kuu fududeynaya la socodka deymaha macaamiisha, kuwa soo daahay iyo kuwa la bixiyey.๐ฒ๐จ ๐๐ถ๐ฟ ๐ฆ๐ ๐ฆ dhammaan macaamiisha hal taabasho kaliya. ๐ Hel warbixin sax ah mar walba
29/04/2026
๐ Ganacsigaaga ha noqdo mid nidaamsan!
Book Haye App wuxuu kuu fududeynayaa:
โ
La socodka deymaha macaamiisha
โ
Maamulka Shirkadaha & lacagaha lagugu leeyahay
โ
Ogaanshaha alaabta taala iyo mida ugu iibka badan
26/04/2026
Iska ilow lacagaha kaaga luma deymaha aan la qorin!
๐ฑKu maamul deymaha & alaabta si fudud hal App. Book Haye App๐ช Ku haboon: Shops, Retail, Pharmacy & Street Food๐ฐ La soco ganacsigaaga waqti kasta
19/04/2026
Hal App keliya ku maamul dhammaan ganacsigaaga! ๐Book Haye App wuxuu kuu fududeynayaa:
โ๏ธ Xisaabinta iibka โ๏ธ Diiwaangelinta deynta โ๏ธ La socodka ganacsigaaga
13/04/2026
Dooro App-ka saxda ah โ ganacsigaagana ka dhig mid ka duwan kuwa kale! Book Haye App