04/09/2026
Qof kasta oo Aadam ka mid ah wuu gafaa, waxaana ugu kheyr badan kuwa gafkooda ka toobad keena.
Noloshu waa imtixaan, qof walbana wuu qaldami karaa. Laakiin kheyrku wuxuu ku jiraa in qofku gartiisa aqbalo, Alle u laabto, oo uu isku dayo inuu saxo wixii uu khalday.
Ha quusan markaad gaf samayso. Toobaddu waa albaab rajo iyo naxariis.
Rasuulku ﷺ wuxuu yiri: “Dhammaan carruurta Aadam way gafaan, waxaana ugu kheyr badan kuwa gafkooda ka toobad keena.”
Riwaayad: At-Tirmidhi
28/08/2026
“Ha ka leexin wejigaaga dadka kibir darteed, hana ku socon dhulka isla weynaan; Eebbe ma jecla qof kasta oo isla weyn oo faan badan.”
22/08/2026
Building Better Customer Experiences with SUBZ
We are proud to support SUBZ through a practical Customer Experience & Sales Training Programme, designed to strengthen frontline staff skills and deliver better customer interactions.
The training focuses on two key areas:
Delivering an Excellent Customer Experience
Selling More While Protecting the Customer Experience
At Baraarug Consulting Firm, we believe that investing in people is investing in better service, stronger performance, and sustainable business growth.
Baraarug Consulting Firm — Empowering People. Strengthening Organizations.
15/08/2026
Hambalyo Guuleystayaasha Fasalaka 12-aad!
Waxaan si diirran ugu hambalyeynaynaa dhammaan ardayda kaalimaha sare ka galay imtixaanka Fasalaka 12-aad. Gaar ahaan, waxaan bogaadinaynaa Fahriya Farah, Maxamed Cise, iyo Aamino Khaalid oo muujiyay dadaal, adkaysi iyo heer sare oo waxbarasho.
Guushu waa natiijada dadaal joogto ah. Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn oo aad ku gaartaan marxaladda xigta ee waxbarashada.
Hambalyo mar kale, guuleystayaal!
14/08/2026
Jumu’ah Mubarak
May Allah fill your heart with peace, your life with blessings, and your path with success. May this blessed Friday bring happiness, mercy, and endless opportunities to you and your loved ones.
Have a blessed Jumu’ah.
07/08/2026
Jumu’ah Mubarak! May Allah fill your heart with peace, your life with blessings, and your home with happiness.
02/08/2026
BCF has completed a two-day management training for (TCG), focusing on leadership and financial analysis.
The sessions covered leadership, accountability, staff performance, profitability, financial ratios, cost control, inventory management, and data-driven decision-making.