Miisaan Financial

Miisaan Financial

Share

Waxaan kaa caawinaynaa inaad qoyskaaga u diyaariso miisaaniyad bille iyo sanad leh, si aad u maarayso dakhligaaga si xikmad leh.

Photos from Miisaan Financial's post 04/06/2025

Qofkan waa Axmed, kharashaadkiisa waxee 50% ka badan yihiin dakhligiisa
Waana arin murug leh

02/06/2025

Dhab ahaantii sheeko xanuun badan lkn dad badan ee fududeestaan hasa ahaatee ...... see more

01/06/2025

Ahmed waa 40 jir, Aabe, dhalay 10 caruur ah
Mareen xumada dhaqaale wuxuu gaarsiisyay inuu ganacsigiisii burburo, sidoo kalena lagu yeesho deemo faro badan
Sidaad uga dheerato dhacdadaanoo kale lasoo xariir Miisaan financial oo qiimo jaban kuugu diuaarin doonto miisanayadaada maalinle, bile iyo sanadle

01/06/2025

Ma jeceshahay in laguu sameeyo miisaaniyada bille iyo sanadle eh waliba qiimo jaban

Hadaad rabto nagala soo xariir 0614730110

31/05/2025

đź’¸ Haddii dakhligaagu yahay $500, laakiin aad bixiso $700... sidee u nooshahay?!

29/05/2025

"Ma dareentay in lacagtu ay kaa baxdo adigoon garan meesha ee ku baxday ?
Waxaan kaa caawin doonaa diyaarinta qorshe bille ah oo kuu badbaadinaya qarashaadka Qiime jaban.
Faldan nala soo xariir 0614730110

27/05/2025

Qiimo yar baa laguugu diyaarin doonaa miisaaniyada ku baxeeso naftaada ama qoysaska bishii iyo sanadkii
Hadaad diyaar tahay nala soo xariir

27/05/2025

Ma dooneesaa inaad ogaato halka uu ku baxo mushaarkaaga ?
Waxaan kuu sameen doonaa qorshe aad ku maareeso qarashaadkaaga

Want your business to be the top-listed Accountant in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Mogadishu