Maryama Caadle oo ah agaasimaha Gaari dumar.
ayaa qeyb ka aheed Shirweynihii Somali Banking And Financial Trade Show (SOBFITS 2026).
Somali Banking And Financial Trade Show
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Banking And Financial Trade Show, Financial planner, Zoobe, Bulahubey, Mogadishu-Somalia, Mogadishu.
Mr.Mohamed Maalin ka socda Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom qeebteda .app ayaa qeyb ka aheed Shirweynihii Somali Banking And Financial Trade Show (SOBFITS 2026).
Madaxa Suuqgeynta ee Bushra Business Bank Mr.Saciid Mirre.
Cabdullaahi Nuur Ciid oo ah sarkaal ka tirsan Somalia Payment Switch (SPS) ayaa si faahfaahsan u sharaxay sida adeegga SIPS ee isku xira akoonada iyo jeebabka bangiyadu u shaqeeyo.
Wuxuu tilmaamay inay muwaadin kasta u isticmaali karo adeegga SIPS inuu lacag igu diro asxaabta iyo ehelka, inuu wax ku iibsado isagoo isticmaalaya hanaanka SomQR, iyo inuu ku bixiyo cashuuraha iyo khidmooyinka adeegyada dawladda.
Muuqal guud maalinka labaad ee Shir weynaha Bandhigga Bangiyada iyo Hay'adaha Maaliyadeed ee Soomaaliya ( ).
Ka Qeyb galkii Amana Bank
ee Shir weynaha Bandhigga Bangiyada iyo Hay'adaha Maaliyadeed ee Soomaaliya ( ).
Ka Qeyb galkii Galaxy International Bank
ee Shir weynaha Bandhigga Bangiyada iyo Hay'adaha Maaliyadeed ee Soomaaliya ( ).
Ka faaideyso Fursadaha maal gashi iyo adeegyada ay bixiso Dahabshil Bank International
ee Shir weynaha Bandhigga Bangiyada iyo Hay'adaha Maaliyadeed ee Soomaaliya ( ).
23/07/2026
Shirweynaha, Somali Banking And Financial Trade Show ( ) maliintiisi labaad
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
252