Shirkada Hal-abuurka Ee Maskax & Maal

Shirkada Hal-abuurka Ee Maskax & Maal

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shirkada Hal-abuurka Ee Maskax & Maal, Financial Consultant, Mogadishu.

05/07/2026

Ardayda Soomaaliyeed ee doonaaya in ay wax ka bartaan Jaamcadaha Dalka Malaysia, waxaan u diyaarinay xiriirada jaamacadaha Dalka Malaysia. Ardayda Doonaysa in ay ku biiraan jaamacadaha Dalka Malaysia,waxaan ka caawinaynaa:
 Doorasahada Jaamacadda Ku haboon.
 Gudbinta Codsiyada Jaamacadda
 Kala Talinta Habraaca Aqbalaada & Diwaangalinta.

(IIUM) (UM) (UKM) (UPM) (UTM) &Innovaion(APU) &ScienceUniversity(MSU) (MMU) ’sUniversity # UCSIUniversity.

05/07/2026

Ardayda Soomaaliyeed ee doonaaya in ay wax ka bartaan Jaamcadaha Dalka Russia, waxaan u diyaarinay xiriirada jaamacadaha Dalka Ruush-ka. Aradayda Doonaysa in ay ku biiraan jaamacadaha Dalka Russia,waxaan ka caawinaynaa:
 Doorasahada Jaamacadda Ku haboon.
 Gudbinta Codsiyada Jaamacadda
 Kala Talinta Habraaca Aqbalaada & Diwaangalinta.

.

05/07/2026

Ardayda Soomaaliyeed ee doonaaya in ay wax ka bartaan Jaamcadaha Dalka Turkiga, waxaan u diyaarinay xiriirada jaamacadaha Dalka Turkiga. Ardayda Doonaysa in ay ku biiraan jaamacadaha Dalka Turkiga,waxaan ka caawinaynaa:
 Doorasahada Jaamacadda Ku haboon.
 Gudbinta Codsiyada Jaamacadda
 Kala Talinta Habraaca Aqbalaada & Diwaangalinta.

.

08/06/2026

Matahay xirfadla caafimaadka ku shaqeeya laakiin aqoontiisa caafimaadka aysan dhisnayn? Matahay arday caafimaadka barta laakin dareema in u baahanyahay macalin si fiican u bara culuumta caafimaadka? Matahy qof raba in caafimaadka si wanaagsan u barto? Matahay qof doonaaya culuumta caafimaadka in ku barto waqti gaaban?Hadaba jawaabtaadu hadii ay haa tahay Macalin Caafiimad Online waxa uu kuu diyaarisay macalimiin si gaar ah caafimaadka kuu baraaya, adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqada ku sugan oo kaa haqabtiraaya baahi kasta oo caafimaad barasho ee aad qabtid. wixii faahfaahin intaas dheer kala soo xariir 0615566862/0618281844/0619188850

15/11/2025

Waxaa loogu bishaaraynaa xirfadlayaasha caafimaadka gaar ahaan shaybaaristayaasha,pharmashiistayaasha IWL in xarunta caafimaaka latalin dhaqatar online ay u diyaarisay dhaqaatiir ay kala tasha karaan kiisaska caafimaad ee soo booqda xarumahooda si waxqabadaka xarumahooda uu kor ugu kaco.wixii faahfaahin intaas dheer naga soo xariir 0619188850/0615566862/0618281844.

30/10/2025
27/10/2025

Madoonaysaa in aad furatid Warbaahin , oo ku sumadaysan magac soomaali soo jiidasho leh ama ma rabtaa in aad warbaahintaada magaca ka badashid ? Hadaba jawaabtaadu hadii ay haa tahay waxaan kuu haynaa magac wanaagsan oo warbaahintaada aad uga dhiga kartid Sumad Soo jiidasho leh. sidoo kale waxaan kaala shaqaynaynaa in Furista, wadista iyo ka shaqaysiina warbaahinta,inagoo kugu biirinayno si joogta ah hal-abuuro hormarinaaya Isbitaalka ,hadii aad doonaysid sumadaan mid la mid ah,waan kugula shirkoobaynaa "𝐌𝐚𝐚𝐧𝐡𝐚𝐠𝐞 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚"wixii faahfaahin intaas Dheer nagasoo xariir 0610770418/0615566862/0619188850.

26/10/2025

Madoonaysaa in aad furatid Warbaahin , oo ku sumadaysan magac soomaali soo jiidasho leh ama ma rabtaa in aad warbaahintaada magaca ka badashid ? Hadaba jawaabtaadu hadii ay haa tahay waxaan kuu haynaa magac wanaagsan oo warbaahintaada aad uga dhiga kartid Sumad Soo jiidasho leh. sidoo kale waxaan kaala shaqaynaynaa in Furista, wadista iyo ka shaqaysiina warbaahinta,inagoo kugu biirinayno si joogta ah hal-abuuro hormarinaaya Isbitaalka ,hadii aad doonaysid sumadaan mid la mid ah,waan kugula shirkoobaynaa "𝐀𝐫𝐚𝐠𝐭𝐢𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚"wixii faahfaahin intaas Dheer nagasoo xariir 0610770418/0615566862/0619188850.

26/10/2025

Madoonaysaa in aad furatid Warbaahin , oo ku sumadaysan magac soomaali soo jiidasho leh ama ma rabtaa in aad warbaahintaada magaca ka badashid ? Hadaba jawaabtaadu hadii ay haa tahay waxaan kuu haynaa magac wanaagsan oo warbaahintaada aad uga dhiga kartid Sumad Soo jiidasho leh. sidoo kale waxaan kaala shaqaynaynaa in Furista, wadista iyo ka shaqaysiina warbaahinta,inagoo kugu biirinayno si joogta ah hal-abuuro hormarinaaya Isbitaalka ,hadii aad doonaysid sumadaan mid la mid ah,waan kugula shirkoobaynaa "𝐑𝐚𝐚𝐝𝐦𝐚𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚𝐥"wixii faahfaahin intaas Dheer nagasoo xariir 0610770418/0615566862/0619188850.

Want your business to be the top-listed Accountant in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00