Abshirta 10ka oday inoo taliya waan idin ogolnahay hhhhhhh, ar sideey ukeentay ayaa cajiib ah, 10ka oday iyo heesta sida ay isugula keentay bal ka warama? Adoonta ALLE caadi ma ahan
Proper fraction
Ahmed Sadaq Isaq
aan ka wado shaqeyno horumarka dalka
Gantaal madfac ah ayaa lala helay xasan garguurte hhhh, dhago hadal asigaa bilaabay ha iska adkeysto, cidaan reer puntland baa la dhahaa waa dhibaato
31/05/2023
walaalayaal waxaa la haayaa labadaas cunug oo baadi ah cidii taqaan ama aragto cid baadi goobeyso hakala xariiraan lanbarka hoos ku qoran, xiligaan waaalidkii dhalay weey ku dhibanyahiin raadintooda.
0615853538
Qofkaan waa isla xasan shiikh oo hal mar 360° wareegay, munaafiqnimo heerkan gaartay ayaan la yaabay.
Ciyaal weero daruustan ayaa la siiyaa subax walbo
Soomalida qaarkood meesha ay qabyaalad iyo qabiil ka gaareen ninkaan ajnabiga ah ayey bareen wax badan oo laga yaabo qofka soomaliga ah in uusan aqoonin.
Ma qiyaasi kartaa inta waqti ay ku qaadatay in uu baro naxligaan?
Koleey qofka hadlaayo waxuu sheeganayaa abgaal mana ahan ee waa habargidir, waxaad ku dareemeysaa markuu tirinaayo qabiilada laandherayasha ah ayuu waxuu ka bilaabay mariixan, asigane waxuu leeyahay habargidir ka bilaaw hhhhhh
Markaad u fiirsato habdhaqanka madaxda dowladda ninkaan waxbo ma dhaamaan oo waxii soomali ka dhaxeeyay waad aragteen hal qabiil hiraab la yiraahdo ayaa wado qaatay, dad baa waxey ku leeyahiin qabiil iyo qabyaalad waa laga tagay ee iska dhaaf, ayigane sidaan iyo si kasii xun ayey ugu dhaqmayaan, yaanan been laguu sheegin qabyaalada waa in aad adigane ku dhaqantaa oo qabiilkaga wax walbo kaala muhiimsanaadan, intaas ma isla fahanay?
Dadkaan sida aad wax ula qeybsan laheyd adigaa lagaa rabaa.
Waxaan la yaabaa markaan arko qof reer hiiran oo Hassan Sheikh Mohamud umaleeyo in uu ehel ama arxan yahay.
Reer hiiran dad soo dhaw ma ahan, kuma rabo soo tii afcad uu inagu dhahay? Oo ficiladiisane inoo sii dheeryahiin.
Reer hiiran oo moog miyaa jiro sida uu xasan garguurte ula dhaqanyo shacabka reer hiiran?
Soo ma oggo haduu dalkaan madaxweyne ka ahaan lahaay shaqsi tigree ah xitaa sidaas ulama dhaqmi laheeyn reer hiiran.
Muwaadin soomaliyed oo misna arday ah oo walwalka imtixaanka uu haayo in sidaas loola dhaqmo ma mudneyn lkin dowlada xasan shiiq uu hogaamiyo wax walbo waa lagu arkay, askarta dowladda iyo saraakiishoda hadii lala xisaabtami lahaay sidaan ma dhacdeyn.
30/05/2023
wadamada reer galbeedka xaaska aad adigu qabto afkeeda kuma hadli kartid ilaa iyada tiraahdo wuu ii hadli karaa.
caruurtaada hadii ay qaan gaaraan adiga uma hadli kartid xitaa hadii qaliin hospital ay galayaan iyagaa leh saxiixa adigu ma lihid oo aabahooda ah.
england markii ay midoowga yurub ka baxeeysay dadka ayaa codka lahaa in ay midowga yurub kasii mid ahaanayaan ama ineey ka baxayaan, dowladdu shaqo kuma laheen awood sharcina uma laheen.
bal ka warama masiir umadeed in uu ninkaa hasan afrah iyo yuusuf dabo geed la leeyahay kaligood gaaray oo godna ku shubay mustaqbalkii iyo sumcadii dhalaanka reer hiiraan oo kumanaan sano oo hada dhiman ihaano (side affects) ku noqon doonto nabaradii uu abdifitah iyo dabo-geed sababtooda ay lahaayen.
waa halkaan ka leeyahay masiir umadeed shaqsi ama 4 nin ma gaari karaan, waana waxyaabaha denni aan ku amaano inuusan aqbalin.
horta wali biyihii dabageed iyo jeeyte sababtoodu lahaayeen miyaanu wali dhex ceegaagnaa mise caqli ayaa inoo kordhay?
Waxaa qoray caaqil khaalid baledweyne.
Lakala tag lkinse orod ma ahan.
Xurmadle madaxweyne Abdiaziz Hassan oo maanta dhagax dhigay dekadda magaalada Baraawe, guuleyso mudane madaxweyne weligaa.
Hassan Sheikh Mohamud asiga ha is dhageysto, dhaqankii shalay farmaajo uu ku eedenayay iyo mid kasii xun asigaa dalkaan ku dhaqaayo
30/05/2023
Mid aadan yabar madaxweyne ah oo hurdadii ugu danbeesay hurdaayo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Mogadishu