Amaano Public Accounting Firm

Amaano Public Accounting Firm

Share

Amaano Public Accounting Firm is a full service accounting firm in Mogadishu, Somalia.

Our commitment to excellence and our focus on providing continuing relationships with our clients has kept us strong.

07/09/2023

Shirkadda xisaabeedka amaano Public accounting Firm waxay kuu samayn doontaa:

✅Dajinta iyo fadhiisinta Xisaabaadka;
✅La socodka iyo maamulka xisaabaadka;
✅Sameynta Xisaab-xirka sannadlaha ah;
✅Sixidda qaladaadka maaliyadeed; iyo
✅La talin ganacsi oo bilaash ah.

Maantaba nala soo xiriir, si aan kuugu xalinno xisaabaadka iyo hantidhowrka ganacsigaaga, hay’addaada ama mashruucaaga shaqo.

Nagala soo xiriir
0613395626/ 0623395626

07/09/2023

XIRMADA ARDAY-KAAL: U GAAR AH ARDEYDA SOOMAALIYEED

Waxaan ugu bishaareeneynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maraya sanadka ugu dambeeya ee Jaamacadda inaan u diyaarinnay xirmo ka kooban:
✅Turxaan bixinta buugga qalin-jabinta;
✅Tifaftirka hab qoraalka buugga thesiska
✅Nashqadeynta jaldiga buugga thesiska
✅Diyaarinta iyo nashqadeynta CV-ga; iyo
✅La talin xirfadeed oo bilaash ah.

Intaan iyo ka badanba, hadba baahidaada sida ay tahay ayaan kugu adeegeynaa

Nagala soo xiriir
0613395626/ 0623395626

Want your business to be the top-listed Accountant in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Suldaan Business Park, 21 November
Mogadishu