05/04/2026
Ganacsigaaga kor u qaad maanta
Hel system iyo website kuu gaar ah oo casri ah
Ka dhig shaqadada mid fudud, macaamiishuna ku qancaan!
📞Nala so xariir Hada
Taskplete
Taskplete Business Consulatancy Taskplete Accountants Ltd is a CIMA qualified chartered management accountancy practice established in December 2013.
With over 20 years of combined expertise, we provide tailored accounting, taxation and business advisory services to freelancers, contractors, e commerce operators and SMEs across the UK.
05/04/2026
Ganacsigaaga kor u qaad maanta
Hel system iyo website kuu gaar ah oo casri ah
Ka dhig shaqadada mid fudud, macaamiishuna ku qancaan!
📞Nala so xariir Hada
Taskplete
30/03/2026
Ka gudub nidaamka duugga ah,
kuna shaqee system casri ah oo fudud
waa Xalka maamulkaaga maanta.
26/03/2026
jimca Mubaarak
dhamaan umada musliminta ah gar ahaan bulshada somaaliyeed
26/03/2026
Ku maamul nidaamka ardayda si casri ah!
Taskplete wuxuu kuu fududeynayaa maamulka iskuulka
hal taabasho kaliya
Lacagta ardayga
Xaadirka
Jadwalka
Xogta ardayga
Wax walba si sahlan, degdeg ah, oo casri ah
👉Ka mid noqo macaamiisheena maanta!
📞 Nala soo xiriir: +252 619 232323
🌐 www.taskepalte.org
23/03/2026
Ka mid noqo macaamiisheena maanta.
Ku raaxayso nidaam casri ah oo fududeeya shaqadaada.
Nala soo xiriir maanta oo ka bilow horumar cusub!"
19/03/2026
Dhammaan ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Fidriga.
Ciid wanaagsan.
كل عام وانتم بخير ، تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
09/03/2026
waxaan idinku bogadinaynaa inad u diyaar garowdaan habenkas laylatul,qadri ee aan fadligiisa la soo koobi karin
Allah inaga yeelo dhamanteen kuwa la waafajiyo habenkas khayrka badan aamin🤲
Taskplete
08/03/2026
Ramadaan waa bil Qur’aan.
Akhri maalin kasta,qur,aanka oo qalbigaaga iftiimi.
Ku dadaal inaad dhamayso Qur’aanka ka hor dhammaadka Ramadaan.
Taskplete
02/03/2026
su,aal? jawaab u Baahan
Nasiib wacan 🤝
27/02/2026
jumca mubaarak dhamaan
allah inaga yeelo dhaamanteen kuwa bishan loo danbi dhaafay
lagana aqbalay soonkooda , cibaadadooda, iyo qiyaamkoda
Amin 🤲
23/02/2026
Ka guur nidaamka waraaqaha badan, una gudub system digital ah oo smart ah, ammaan ah, oo si fudud loo isticmaali karo.
Ku maamul xogtaada, dukumentiyadaada, iyo howlahaaga hal meel oo habaysan.
U guur dunida digitalka ah — haka harin horumarka!
📞 Nala soo xiriir si aad u bilowdo maanta.
21/02/2026
Afur Wanaagsan dhammaan 🌙✨
Ilaahay ha inaga aqbalo soonka, ducada,
iyo dhamaan camalka suuban